Thursday, July 11, 2013

Madaxweynaha Obama Oo Muslimiinta Mareykanka iyo Caalamka Islaamka Ugu Hanbalyeey Bilashada Ramadaan+Daawo-Video


(GNA) Madaxweynaha Dalka Mareykanka ayaa ugu hanbalyeeyay bilashada bisha barkeysan ee ramadaan muslimiinta ku nool dalka mareykanka iyo daafaha caalamka.
obaama ayaa hadalkiisa ku soo qaatay dalalbadan oo ay kamid yihiin masar iyo Afgaanistaan iyo caalamka islaamka aan xasileen in ay bishaa layimaadaan midaw.
obama ayaa hadalkiisa ku soo daray in ay tahay bishani bishii la soorogay qur,aanka kariimka
hadba hadalka madaxweyne obama oo dhameeystiran halkan ka daawo-








Gobanimonews.com