Siciid Maxamuud Gahayr, Eng Qaasin Ismaaciil Xasan, Cabdi Khadar Cabdi, Cabdi Aadan Tarabbi, Sayid-Cali Cabdiraxmaan Axmed, Khadar Ismaaciil Xasan, C/Raxmaan Axmed Xasan, Xamse Maxamed Ismaaciil, Wacays C/Laahi Qarshe
Sidiiq Cismaan Daahir, Mujaahid Mustafe Axmed Keyse iyo dhammaan Bahweynta Dugsiyada Maroodi-jeex waxa ay duco, hambalyo iyo bogaadin u dirayaan :
Mudane C/Rashiid Siciid Sulub iyo
Marwo Nasiiba Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud
Oo ay gabadhi ugu dhalatay Hargeysa. Inantaas oo loo bixiyay Sajaada C/Rashiid Siciid Sulub. Waxa ay leeyihiin adeero soo kor, Alle ha kaa dhigo baarriyad anfacda dadkeeda, dalkeeda iyo diinteeda.
Aamiin, Aamiin, Aamiin