Bayaan Taageero Beesha Habar Jeclo Guddiga
Waxa aanu taageero buuxda u haynaa Guddiga guud ee beesha Habar Jeclo taas oo aanu kaga soo horjeedno koox tidhi waxaanu kala noqonaynaa Kalsoonida kuna hadlay Magaca Beesha Axmed Faarax waxaanu leenahay walaalayaal kooxdaas ku hadashay Magaca Beesah Axmed Faarax waxaanu leenahay hadii aad Habar Jeclo ka baxdeen oo tidhaahdeen Guddigaaasi nama metesho waxaad ogaataan in aad tihiin cidii loo tuhunsanaa tala maanta Xukuumadda iyo Shirkadaasba cida la difaacayaana ay ahayd Cuqaashiina Shirkada ku Jirta ee qaadata Kumanaanka Kun ee doolar iyo Wasiirkiina hada maanta soo Jeestaan miiqii ki ahaa ee Beesha Habar Jeclo isu hayay waxaanu leenahay Somalidu waxay ku maahmaahda (Ninka dhaca Ceedka ku yaala yidhi Geel baan ka soo Waraabinayaa halkuu ku yaal isagaa yaqaan )sidaa daraadeed waxa aanu laanahay dhiilku adiinku idiin buuxee inoo daadsshaa bal aan eeg nee”
Diyaariye Wariye:Shabac hudle
Shabachudle@gmail.com
Gobanimonews@gmail.com/Hargeysa Headoffice/Somaliland