Thursday, June 13, 2013

Hambalyo Meher


Hooyo Hodan Cabdi Cilmi, Hooyo Aamina Axmed Weris, Siciid Maxamuud Gahayr (Hargeysaawi ), Mahad Kabadheere, Eng Khadar Kabadheere, C/Qani Kabadheere, C/Shakuur Kabadheere, Abuubakar Kabadheere, Cumar Kabadheere, Cismaan Kabadheere, Saado Kabadheere, Khadra Kabadheere, Raxma Kabadheere iyo dhammaan reer Maxamuud Gahayr (Kabadheere).. Waxa ay hambalyo meher u dirayaan 




Mudane Maxamed Aadan Nuur




iyo 




Marwo Farax Axmed Jaamac




oo uu saaka meherkoodu ka dhacay Scandinavian Hotel ee magaalada Hargeysa, Waxa ay leeyihiin  Raxmaanku idinka yeel  reerkii aqal-galkooda ku gaadha guul iyo barwaaqo, Baarakalaahu lakum wabaaraka calaykum... Aamiin...... Aamiin.........