Tuesday, December 30, 2014

Xisbiga ucid oo kumanaan taageerayaal ku qaabilay Burco

ucid berbererucidcuqaalucidcali gurayfaysal caBurco(GNA)_Munasibadini ayaa waxa Kasoo Qayb Galay Gudomiyiha Xisbiga Mucaradka ee Ucid Eng Faysal Cali Warabe .Gudomiyaha Saddaxad ee Xisiga Ucid Mujahid Cali Guray Madaxa Xidhidhka Gobolada ee Xisbiga Ucid C/qani Ibraahin Salaf Masulinta Heer Goboe lee Xibiga Ucid ,Cuqaal, Waxgarad .Dhalinyaro ,Haween iyo Marti Sharaf Kale Waxana Ugu Horaynba Munasibadani Furay Gudomiyaha Xisbiga Ucid ee Gobolka Ucid Aadan Xuseen Maxmed ,Gudomiye Ku Xigeenka Garabka Haweenka ee Gobolka Togdheer Marwo Deeqa Gudomiye ku Xigeenka Qabanqabaa Mukhtaar Maxmed Cismaan Maxme Cise Oo Kamia Masuliyinta Xisbiga Ucid ee Gobolka Togdheer Oo Si Iskumida Usoo Dhawayay Tageerayashan Ku Soo Biiray Xisbiga Ucid Waxayna U Mahad celiyeen Tageerayashan Ku Soo Biray Wacayna Si isku Mida Masuliyantani Ucadayeen Inay Ka Go,antahay Inay Tageerayashan La Garab Istaagan Hiil iyo Hoba Waxana Haaladodina Ka Mida ahaa Sida Tan”
Waxa Iayaguna Munasibadani Ka Hadlay Cuqaal ,Aqoonyahano iyo Dad Tiro Badan waxayna Si Isku Mida Usoo Dhawayeen Waftigan U Hogamiyo Gudomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Wrabe oo Ka gicitmay Casamada Somaliland ee Hargaysa iyo Tagerayasha Ku Soo Biiray Xisbaga waxa Kale Oo Dardaaran Ujeediyeen Masuliynta Xisbga iyo Tageerayasha ku Soo Biiray Xisbiga Ucid waxayna kula Dardarmeen Inay Ilashadaan Hohaankoda iiyo Xisbigadaba Waxana Gabagabadi Ka Hadlay Munasibadani Gudomiya Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Warabe iyo Gudomiye Ku Xigeenka Saddaxad ee Xisbiga Mujahid Cali Guray oo Si isku Mida Usoo Dhawaynayaan Tagarayashan Tirada Badan ee Ku Soo Biiray Xisbiga waxa Kale Oo Amaan Magalada Burco Kuna Sheegan In Ay Burco Tahay Xarada Somaliland Waxa Kale oo ay Sheegan Masuliyintani In Ay Usafri Donaan Deeganada iyo Gobolada Bariga Somalialand

Tageerayashan Ku Soo Biiray Xisbiga Ucid ayaan Qayb ka Ah Tageerayaal Tiro Badan Tabadki Laaso Dhaafaay Ku Biiray Xisbiga Ucid.
isku soo wada duubo xisbiga UCid ayaa mudooyinkii udambeeyay wuxuu waday xawaare uu ka wado gobalada dalka iyada oo ay ku soo qulqulaayeen taageerayaal far badan oo ka soo diga roganaayay xisbiyada kale.

Gobanimonews.com.office
hargaysa/somaliland