Saturday, December 27, 2014

Madaxweynaha oo Tacsi u diray qoyska reer Suldaan Xandulle

Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu tacsi u dirayaa, Suldaan Maxamed Maxamuud Xandulle iyo Dhamaan qoyskii, Qaraabadii, Eheladii iyo Asxaabtii uu ka baxay marxuum Yaxye Suldaan Maxamed Maxamuud oo ku geeriyooday Hargeysa 24/12/2014, laguna aasay.



 Madaxweynuhu waxa uu marxuumka Alle uga baryayaa inuu naxariistii jannatu fardawsa ka waraabiyo, Qoyskii, Eheladii, Qaraabadii, iyo Asxaabtii uu ka baxayna Samir iyo iimaan saadiqa ka siiyo.



 IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN