Wednesday, December 31, 2014

Fursad Ganacsi oo ka banaan Wershadda Caanaha ee Barwaaqo

OGAYSIISWershadda Caanaha ee Barwaaqo waxay ogaysiinaysaa dhamaan Ganacsatada danaynaysa inay ka faa’iidaystaan Qaybinta iyo Iibinta Caanaha iyo Subaga Al-xayaat . gaar ahaan Ganacsatada ku nool Magaalooyinka Hargeysa, Berbera, Boorama iyo Burco, waxay bixinayaan tartan xarumo-hoosaadyo cayiman oo gaar ah.



Haddaba cid kasta oo danaynaysa inay ka faa’idaystaan fursadahan qaaliga ah ( Sub-agent sales and sales outlets), waxay wixii faahfaahin ah iyo codsiyadda ku soo hagaajinayaan xarumaha Warshada ee Magaalada Hargeysa ama Emailka hayaatmilk@gmail.com



FG. Ganacsade fursadani waxay soconaysaa laga bilaabo 27/ 12/2014 ilaa 03/1/2015, habada ka faa’idayso intaanu wakhtigu kaa dhamaan.