Sunday, December 28, 2014

garabka haweenka xisbiga waddani oo ka dariyay laaxda degmada gacan libaax +duray haween manasheegtay

,meesha wuxuubaa dherga nin suudh xidhay ciduu ugu jiro xukuumada....
,wasiirada degmada xukuumada ugu jiraa ma laha awood ee waa daba dhilifyo.. garabka haweenka xisbiga waddani.
haweenhaweenkani waa bariga news hargaysa kuwii horena way sheegteen...
Hargaysa(GNA).Qaar ka mida haweenka ku dhaqan degmada gacan libaax ee magaalada hargaysa islamarkaana ka tirsan xisbiga waddani ayaa dhaliilay hadal ka oo yeedhay isla garab kale oo ka soo jeeda degmadaasi oo taabacsan xukumada iyo xisbiga kulmiye .
haweenkan oo maanta shiraa.id ku qabtay hotelka shiraaqle ee magaalada hargaysa ayaa sidoo kale waxay ka dariyeen xaalada nololeed ee dadka ku dhaqan degmadaasi gacan libax iyaga oo sheegay inay liitaan dhamaan adeegyadii arimaha bulshadu ee looga baahnaa xukuumadu inay wax ka qabato sida biyaha ,waxbarashada iyo wadooyinka oo ay dhamaantood ku sheegeen kuwo gurmada u baahan iyaga yidhi sidan
,degmadu waa halkii xukuumnadu ka heshay codka ee ay ka soo baxday laakiin umay hambayn abaalkii dadka reer gacan libaax.
, haweenkani waa bariga news hargaysa kuwii hadlaayayna way sheegteen miyay matalaan kuwaasi degmada iyo dadkoodaba.,
,meeshan wuxuubaa dherga oo naaxa dadka suudha xidhan dadkay ugu jiraan dawlada,
geesta kalana haweenka ayaa ka dariyay xaalada waxbarasho ee degmooyinka gacan libaax iyo macalin haaruun iyaga oo sheegay in ubadkoodii lagu caydhiyo bixinta lacagta fiiga oo ay hore xukuumadu u sheegtay inay ka dhaaftay ardayda dugsiyada hooes /dhexe balse haweenkan ayaa arintaasi kutilmaamay mid aan sal run ku lahayn
isku soo wada xoodoo haweenka waddani ee garabka degmada gacan libaax ayaa waxay si xoogan u dhaliileen xukuumada siilaanyo iyo xisbiga kulmiye
Mustafe axmed herer
gobanimonews.com.office
hargaysa/somaliland