Sunday, December 7, 2014

Illeen Ceeb looma dhinto!!!

Dhalinyarada  samaystay ururka  jiidalay  ceeb iyo caydh  bay gacmahooda ku doonteen   waxaana  ay ka dhex baxeen    tolkood Waayo iyaga tolkood waa gob    balse  shaqo laantu haday badalayso dadka qaar kana dhigayso kuwo u nool sida riyaha  magaalada ee meel kasta ka daya  arsaaqada ka daydaya dadkuna u eryadaan  si daran     waxa dhaanta   dhimashada, iyadoo  qabyaalada  uu Ilaahay inoogu sheegay  xumaanteeda   iyo sida looga dhawrsads

Haddaba  dhalin`yarada   jiidali waxaan odhan lahaa   ceebawdee  dadka wadanku   maha  habarmagaado iyo  habar xabasheed bal hareerihiina uun eega dhoohanidu ma fiicnee    garashaduna waxay shaqaysaa marka  xishoodka iyo xushmadu     damiirku  dhawrayo      iyadoo ay hubaal tahay  in uu Aaadamuhu uu qaldamo balse uu  ka soo noqdo  kiisa dhawrsan  ee ka fikiraya Aaayaha dadkiisa   iyo dhawrida milgaha qarankiisa .waxa layaab igu noqotay inamada jooga qurbaha gaar ahaan uk Canada iyagoo kasoo caytamaya halkaa fog ee anaga nooga dhigan saldhigyada reer galbeedku ay kasoo afoofaan afkaartoota iyagoo geela afkaardooda adhi ka ga dhigaaya hadaba kuwaa waxa ka sii daran dadka qabyaalada usarifay sida dollarka iyo diinaarka loo badalo dabadeetan kasoo saaraya  kuwo xagjirnimo intay ka qabaan kala tila inan iyo abtigii MARKA LA EEGO JAMAHUURIYADA SOMALILAND  waxa loo soo maray halgan aad u qadhaadh kaasoo naf iyo maalba lagu waayay wakhtigaa uu taagnaa halganku dadka qaar maskax day ka dagaalameen qaarna  gacmahay ku dagaalameen qaar dhaqaalay ku dagaalameen reer guuraaguna wuxuu kamidaa halgamayaasha ugu sareeya   waxay ahaayeen saldhiyo casriya dhibta soo gaadha waxay ugu dolqaanjireen xaqdaradii ka jirtay wadanka barigaa.hadaba xukuumadu badan baa soo maray wadanka mid waliba waayaheeday lahay duruufo kala duwan oo aduuneed ayaa dulhuganaayay bil xuusan iyadoo xukuumadii cabdi raxmaan axmed aw cali ay siyaasiyiin kursig a ka doorbiday ay kudooleen dhulkana ugu tooreen taariikhtuna wixii tagay iyo wixii joogaba waxay kudar daa diiwaan keeda taa soo xataa ilmaha uurka ku jiraa  uu ka dheehan karo .HADABA INLAYS DHALIILAA WAA SAX .XIITAA MADAXWAYNAHA .axmed maxamed maxamud.siilaanyo. laakiin waxa layaab nagu noqotay inamada  London jooga ee caadifada qabayaaladu raacaday dhiigooda miyay mudan tahay in madaxwayne dhan la  caayo iyadoo qaar ka mida inamada jiidaali ee ku nool magaalada London ee halkaa soo leh warabihii lagu soo doortay gar adag miyay haboon tahay inuu qof mawaadinhi afkaa kala maroora  amba kala jeeda ku hadlaa hadaba waxaan kusoo gabagaynayaa . markaa saaxiiba yaal  wax waliba way isbadali doonaane qarnimada   ha ku noqanina  laf dhuun gashay tariikhdan ha ka galina baal madoow  aduunyadu maanta maaha


Haddaba waxaan kusoo gabagaynayaa .nin dheer oo ciyaalka laynjiray ayaa lagu yidhi ciyaalka iska daa wuxuu ku jawaabay maxaanu daynaa ma caqli iyo aqoon baad noo


W\q Abdinaasir Ismaacil nuur (  indhaha siyaasadda)   contact   0634719642


   Drnasir908@gmail.com