Maxamed CismaanDube ayaa ka mid ah Warfidiyeenada haatan ka howl-gala xafiisyada Dawladda, waxaanu saddexdii sannadood ee ugu dambeeyay agaasimaha Maamulka ka ahaa Wasaaradda arrimaha gudaha Somaliland.hadaba waxa todobaadkan Agaasime Dube lagu waraystay Barmaamujka Arrimaha Dhalinyarada ee Telefishanka Horn Cabletv oo lagaga waraystay waayihiisa nololeed iyo aragtidiisa ku aadan tadawarka Dhalinyarada ee Wakhtigan.
Halkan ka Daawo: