Wednesday, September 18, 2013

SL:Daawo laba Xildhibaan oo Isku Dilay Xeerka Cashuur Kordhinta ee Madaxtooyadu Wadato


18.09.2013 (GNA) -Hargeisa: Golaha wakiiladdu waxay dood kulul ka leeyihiin Xeerka waddooyinka.




Doodda Xeerkaasi waxa maanta ka dhashay dagaal gacan ka hadal ah oo dhex maray laba Xildhibaan oo kala ah xildhibaan Kinjaandhe iyo Xildhibaan Mahdi Ibraahim Buubaa.




Hadaba halkan Guji: 




http://www.youtube.com/watch?feature=player_detailpage&v=3Y_wOFm8aMc