USA (GNA) Madax waynaha dalka Maraykanka Barack Obama ayaa sheegay in dowladdiisu go,aan ka gaadhay talaabo Militeri oo ay jawaab uga dhigeyso weerarkii gantaalada sumaysan ee lagu eedeeyay inay adeegsadeen ciidamada dowladda Siiriya.
Madax wayne Obama ayaa wal wal kamuujiyay in aaney wali qaadan go,aankii ugu danbeeyay in kastoo hore uu u shaaciyay inaysan dowladda Maraykanku ka laalaban doonin talaabo Militeri oo ay ka qaado Siiriya.
<