Thursday, July 25, 2013

Maamulka dowlada hoose ee degmada borama ayaa maanta u anbabaxay olale jidbanayna oo ay ka fuliyeen xaafad kamida xaafadaha magaalada borama+video


maamulka dowlada hoose ee degmada borama ayaa maanta u anbabaxay olale jid banayna oo ay ka fuliyeen xaafada ka mida gudaha magaalda borama.maamulka dowlada hoose xildhibaano ka tirsan golaha deegaanka degamada borama ayaa ka qaybqaadanayay olahan maanta ay ku banaynayeen jidka xaafada axmad salaan. oo kamida xaafadaha magaalada borama.