Sunday, July 21, 2013

Hambalyo Aroos Farxad Leh


 




                                   Hambalyo Aroos Farxad Leh




 




\




 




Dhamaan Masuuliyiinta,Wariyayaasha iyo Hawadeenada ka hawlgala Wargeyska SAXANSAXO Media Group oo kala ah,Saleebaan Ibraahim Xaashi,Cali Cabdi Diini,Khadar Macalin Deeq,Cabdikariin Axmed Muxumed Kaambuul,Sacad Muuse Axmed iyo dhamaan Wariyayaasha Wargeyska ee goboladda Somaliland waxay Hambalyo Aroos Farxad leh u dirayaan.




                     Wariye Cabdi Wali Cali Ismaaciil




                                             Iyo




                          Sawda Ibraahim Maxamed




Oo Habeenimadii Arbacadii bishu ahayd 17/7/2013 Arooskoodu ka qabsoomay Magaaladda Hargeysa waxanay leeyihiin noqda kuwii isku waara ee ubad khayrqaba oo dalkooda iyo diintoodaba anfaca  kala hela……………..AAMIIN………………AAMIIN…………………………..AAMIIN




 




                  




Hambalyo Aroos Farxad Leh








 




Aabo Cali Ismaaciil Cabdilaahi, iyo dhamaan reer Cali oo kala ah Cabdiqaadir Cali iyo Caruurtiisa iyo Xaaskiisa,Nasri Cali Saygeeda iyo Caruurteeda,Aamina Sado Cali Caruurteeda iyo Saygeeda,Khadra Cali Odaygeeda iyo Caruurteeda,Cabdishakuur Cali,Xasan Cali,Ayaanle Cali,Nimco Cali,Hibaaq Cali,Fihiima Cali iyo Eedo Faadumo Ismaaciil Cabdilaahi (Faadumo Wayn)iyo Caruurteeda oo kala ah Yurub Axmed Cagoole,Jaamac Axmed Cabdi,hoodo Axmed Cabdi iyo Eedo Faadumo Ismaaciil Cabdilaahi(Faadumo Digo) iyo Caruurteeda oo kala ah,Sahra Suudi,Samatar Suudi,Ayaan Suudi,Sabaax Suudi,Deeqa Suudi,Xamda Suudi,Umalkhayr Suudi Iimaan,Habaryaro Xaliimo Sulub aw Xasan Odaygeeda iyo Caruurteeda,Habo Hinda Cumar Xasan Caruuteeda iyo Saygeeda,iyo dhamaan reer Caydiid Haybe oo kala ah Abti Cabdirashiid Caydiid Habo Caasha Caydiid,Abti Maxamed Caydiid,Abtiyo Aadan Caydiid,iyo dhamaan reer Caydiid Haybe waxay Hambalyo Aroos Farxad leh gaadhsiinayaan.




                     




                    Wariye Cabdi Wali Cali Ismaaciil




                                             Iyo




                          Sawda Ibraahim Maxamed




Oo Habeenimadii Arbacadii bishu ahayd 17/7/2013 Arooskoodu ka qabsoomay Magaaladda Hargeysa waxanay leeyihiin noqda kuwii isku waara ee ubad khayrqaba oo dalkooda iyo diintoodaba anfaca  kala hela……………..AAMIIN………………AAMIIN…………………………..AAMIIN




Wariye Hudle




Gobanimonews@gmail.com/Hargeysa Office Somaliland