Friday, December 12, 2014

Somaliland iyo Itoobiya oo Ciyaar Saaxiibtinimo ku dhex martay Hargeysa

Hoos ka Daawo.........

CIYAAR IYO SNACiyaar kubadda cagta ah oo lagu xusayey maalmaha ka hortagga tacaddiyada haweenka lagula kaco ayaa Magaalada hargaysa ku dhexmartay labo kooxood oo u kala ciyaara Ardayda reer Somaliland iyo Kuwa Reer Itoobiya ee wax ka wada barta Dugsiga H/Dhexe ee Sh Madar ee Magaalada Hargaysa.

 

Halkan ka Daawo: