Thursday, December 18, 2014

Salaadiinta Sa. Muuse oo dhaleeceeyay kala Doorashada Saddexda Siyaasi.Daawo

SALAADIINHargeysa(GNA)-Xubno ka mid ah Salaadiinta Beesha Sacad Muuse, ayaa dhaleeceeyay, go'aanka Guddida horumarinta Beeshaasi ku kala reebeen saddexda Siyaasi ee Beeshaasi ee u hanqal taagaya Musharaxnimada Madaxweynaha Xisbiga kulmiye ee shanta sannadood ee soo socota.



Shirjaraa’id oo ay Maanta Magaalada hargaysa ku qabteen ayaa waxa ay ku cadeyeen in dhalinyaro Dhabarka lasoo taabtay ay Kha-khal Galiyeen Gudidii Loo doortay Horumarinta Beesha.



Halkan ka Daawo:





Shirjaraa’id oo ay Maanta Magaalada hargaysa ku qabteen ayaa waxa ay ku cadeyeen in dhalinyaro Dhabarka lasoo taabtay ay Kha-khal Galiyeen Gudidii Loo doortay Horumarinta Beesha. - See more at: http://hadhwanaag.ca/detail.aspx?id=145969#sthash.b4zGBwoZ.dpuf