Wednesday, December 17, 2014

Maydh ma geydo sidaa!!

Maydh oo sugaysay horuu mar oo iyo abaal kii ay ku lahayd somali land  oo loogu be delay  cunaqabtayn, reer maydh waxay weli ku hawala yihiin  ilaalinta  iyo difaaca xeebta dheer oo hada uu Lagu soo gaadhay markii la arkay. Waxba ka may ogayn xukuumadu markii budhcad badeedu u afduubaysey dhalin toona gaadiidkoodii oo ay ku maqan yihiin nafo .waa abaal keed markii laga Arki waayey faaiido si gaara uga soo xeroonaysa in xataa Lagu tunto sharcigii oo sidii beri lay idhaahdo hawala guureeyo,doonyihii yar yara ee laga xoogsan jirey masaariifta, hadiise wax Lagu wato ama ay wax dhaawac ku ah dalka samaynay aan maxaa loogu xukumi waayey halkooda ilaa Waxaanu qabnaa in drawl adi ka jirto meesha e manaan ogayn arinkan ka hor inay meeshani tahay Meelan sharci geedi shaqayn..



Maxamed…



maxamed_e@hotmail.com