Wednesday, December 10, 2014

Jeeni-yare po Digniin kama Dambeys ah u diray Darawaliinta"Daado

qadistaBadhasaabka Gobolka Maroodi-jeex Maxamed Maxamuud Jeeni-yare oo maanta la hadlay Warbaahinta, ayaa Gaadiidleyda Ciidda Dhismayaasha gura uga digay inay qodaan Dooxyada Magaalada Caasimada ah dhex mara, oo uu sheegay in hadii la qodo ay  sababi karaan inay ku fidaan Magaalada isla markaana waxyeelo keenaan marka roobku da'o.

Halkan ka Daawo: