Aabo Cumar Aw Muuse Cawad- Hooyo Khadra Cumar Xirsi
- Maxamed Cumar Muuse xaaskiisa iyo caruurtiisa
- Jawaahir Cumar Muuse
- Mustafe Cumar Muuse xaaskiisa iyo caruurtiisa
- Samiira Cumar Muuse iyo caruurteeda
- Sucaad Cumar Muuse odaygeeda iyo caruurteeda
- Raxma Cumar Muuse
- Ayaan cumar muuse iyo odaygeeda
- Axmednuur Cumar Muuse
- Cabdiqaadir Cumar Muuse
Dhamaan reer cumar Awmuus oo kala jooga dalka gudihiisa iyo dibadiisa waxay hambalyo kal iyo laaba hawada u marinayaan meherka
Cabdiraxmaan Cumar Muuse
Iyo
Ayaan Axmed Xasan
Oo meherkoodu ka dhacay 08/12/2014 magaalada hargeisa waxay ilaahay uga baryayaan labadii isku raaga ubad khayrqabana kala hela aameen aameen aameen