
Guddi Raygal Fidhin Ayaa Maanta Kaga Dhawaaqay Musharaxnimadiis Golaha Wakiilada JSL Somaliland Magaalada Hargeysa.
Musharax Ayaa Sheegay In U Taagan Yahay Musharaxnimada Golaha Wakiilada jamhuuriyadda Somaliland Ee Gobolka Maroodji Jeex.Waxaanu Ku Dhawaaqay Isaga Iyo Beeshiisu In Uu U Sharaxan Yahay
Waxaa Madashii Ay Ka Dhacday Munaasibadu Ku Soo Dhaweeyay Musharaxa Cuqaal, Dhalinyaro Iyo Dumar Faro Badan Oo Dhamaantood Taageero Baaxad Leh U Muujiyay Musharax Eng.Maxamed Sh. Aadan Xuseen.
“Waxaan Wax Ka Qaban Doono Cabashooyinka Beelaha Gabooye, Haddii aan Ku Guuleysto Doorashada La Filayo In Ay Dhacdo Bisha June, Ee Sanadka 2015.”ayuu yidhi Musharax fadhin.