Sunday, December 14, 2014

80-aadkii barbar dhig 2014-ka!by: Cabdi Duco

Taariikhdu Waa Mudan Waa Jiro Markhaati Leh 



bal arintan dhab u fiiri
waqtigu waa 80aadkii meeshu waa jabuuti waxaa u safraya AHUN madaxwaynihii jamhuuriyada dimaquraadiga somaliyeed wadanka jabuutii ujeedaa safarka waxay ahayd inuu la kulmo Odoyaal iyo Ganacsato uu u tuhunsaan inay maal galiyaan muska danbena u fadhiyaan isagoo doonayay inay isa soo afgartaan lana soo afjaro dhibaatooyinka iyo qalaalaasah ka taagan goboladiii waqooyi ee waqtigaa maantaan ah (SOMALILAND) isagoo ku qanacsan inay is afgaran doonaan .
balse nasiib daro sida may noqon waayo wuxuu aminay maydhax aan ku xidhnay waxaa loo dhigo jalaafo loo soo fikiry waxa loo isticmaaaly oohinta yaxaasaka wuxu garan wayay wuxuu u socday iyo waxaa u ka socday 
ibtilow waa tane waxaa dhacday in kulan kadis ah oo aan hore loo sii qorshyan xagiis lakiin ay soo qorsheeyeen dhinaca kale ee marka kulanak doonayay uu k a doortay kulankii jidhkiis iyo dadkiisa isk u keeni laaha kulanka waxaa dilaal ka noqday mid ay walal yihiin lakiin marka isagu wanaag iyo xumaan waxay ka ahydba la doon dooni ila maanta.
Odaygii reerka ee Jaalle Siyaad ka dooray qanciintii dadkiisa ku qanac xayla maryaam ah ah ax 
halkaas ayay somali ku eeday wax waloo ay wayday siyaad barre iska soo noqay isagoo ay ka dhaadhacsanathy in Ethopia ay fulin doonta heshiisk ay dhigteen oo ahaa in ay somalia joojiso hubaynta Ereteria iyo kalint jabhadihii la dagaalmay ethopia ee xaga somalia joogay 
Dhinaca Somalia waxaa ay iyan doonaysay in jabhadii SNM ay ethopia gabi ahaanba gunta u jarto iska gaadhe heshiis lakin maxaa ka fulay
A. Ethopia waxay samaysay sidan:-
dhamaan cidamadee ayay ka qaaday xad ka ka dhexeeya somalia 
waxay SNM korka uga sheegtay inay dib uga so baxaan xadka iyadoo dhinaca kale ugu sheegtay hoos inay galaan marka ciidamada somalia dib looo qaado
B. Somalia waxay samaysay sidan:-
dhamaan cidamadeed ayay ka qaaday xadka ilaa meeshii lagu heshiyay
waxay gashay LULO ama DHAKOOL dhinaca aminiga kaas oo u sahlay inay ciidamadii SNM so galaan dhamaan gobolada waqooyi ial ay magaalooyinka Cidamadii quwaada somaliyeed dhulka dhigaan



Maxaa laga dhaxalay
1. in dawladii awood lahayd ee somaliyeed bur burto
2. in dadki somaliyeed ku noqdaan aduunka sidi sonkor lagu saydhay ciid
3. in dhulka somaaliyeed labadii kaliyaaha ee ka xorka ahaa d ib u kal yacaan
4. in xeryo lagu kal xaraystoo dadki somaliyeed mid iyo nasiibki mid xero shilin leh noqoto iyo mid xero uu dhinac dhigi karo u noqotoba



Borame iyo Maanta 
maalmahan waxaad maqasheen suldaan ayaa duurka galay 
haduu uu galay waxa xaq loogu leeyahy in la qanciyo la wada hadlo ma jiro qof qof kale khasbi karaa hadii u khaladamyna waa loo caqli celin haduu wax tirsdayn xaq ayuu u leeyahy in la qanciyo
bal hadab maxaynu samaynay
1. ciidamo ayaa loo diray suldaanka
2. Maxamed bixii yonis iyo Shaqale ayaa ethopia u tagay inay arintan kala soo hadalaan alaa u eeka siyaad bare talaabdisi



qaar wasiiro ah ayaa meelah ka hanjaba iyagoo aad odhanayso talow dadk ma ina la adoonsado ayay moodayaan