Monday, December 15, 2014

Gobolka Munich oo aqoonsaday jaaliyadda Somaliland..Daawo

muncihWasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelinta JSL Md Cabdilaahi Maxamed Daahir Cukuse ayaa Magaalada Munich ee Dalka Jarmalka kaga qayb galay munaasabad loo qabtay guusha ay Jaaliyadda Somaliland ee Magaalada Munich gaadheen, taasoo ku saabsan aqoonsi ay Maxkamada Magaalada Munich u aqoonsatay jaaliyadda Somaliland ee Gobolkaasi inay yihiin Jaaliyad Rasmi ah oo Ka Madaxbanaan Jaaliyadda Somalia.



Halkan ka Daawo: