Monday, July 1, 2013


Hargeysa(GNA) Halkan Ka Daawo Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Markii U Horeysay Si Adag Uga Hadlay Isku Shaandhaynta Xukuumada Axmed Siilaanyo Samaysay Iyo Arimaha Diiwaangalinta
Gudoomiye faysala ayaa hadalkiisa ku bilaabay wixii uu madaxweyne siilaanyo ku hadlayay iyo waxa uu ku shaqeynayo wey kala du wan yihiin .
 maantana dawladani waxa ay natu seysaa waa dawlada kaanbeyn waxa kale uu uu sheegay in ay tahay sidii barigii dawladii riyaale in ay tahay in ay tahay qorshe gobolada oo kale uu usameeyay wasiiro farabadan . waxa uuna carabka ku adkeeyay in ay tahay golahan wasiirada ee uu magacaabay tahay mid loogu talagalay doorasho.-----+Video