Aayadda 1aad Faatixada waxa asaas u ah labada weedhood ee isku asalka ah الرحمن الرحيم oo ka soo jeeda الرحمة . taasoo ah ah wax kasta oo if iyo aakhiraba looga badbaado cadaab ama fitan. Macnahooduna waa badbaadiyaha waxaana badbaadiye ah Alle oo keliya. Marka in cid kale badbaado loo doonto waa shirki.Ruuxii aaminsan in cid aan Alle ahayni wax badbaadin karto waa diin ka bax iyo toobad seegid.
Halkan ka Daawo: