
Odayga Bulsho Tv Xaaji Cali Faarax Xarbi, Agaasimaha guud ee Bulsho Tv C/rashiid Nuur Wacays, Maareeyaha guud ee Bulsho Tv Mustafe Axmed Daahir, Madaxa Xafiiska Documentry-ga Bulsho Tv Cabdi Xasan Cabdi, Madaxa Xafiiska Wararka ee Bulsho Tv Khadar Macalin-deeq Sheekh Ibraahim, Madaxa Baahinta ee Bulsho Tv Axmed Cali Gallaal, Saleebaan Ibraahim Xaashi, Cali-Mahdi Jibriil Xasan, C/raxmaan Muxumed Cabdillaahi “Fantastic” Muna Maxamuud Saqadhi, Hodan Maxamed Cilmi, Casiisa Cabdillaahi Aaden, C/raxmaan Cilmi Xirsi, Saciid Khadar Aw Cabdillaahi, Maxamed Cali Warsame (Maxamed-Tiriike) Eng.Maxamuud Daahir Jaamac( Xiddo) C/salaan C/rashiid Cali, C/naasir Guray Meecaad, Siciid Maxamed Cali, Eng.C/raxmaan Cali Beenyo iyo Dhammaan Wariyayaasha iyo Hawl-wadeenada kala duwan ee Bulsho Tv waxa ay Tacsi u dirayaan:
Guddoomiyaha Maxkamada Gobolka Saaxil Ibraahim Aadan Yaasiin (Fanax) oo Hooyadii Marxuumad Dahabo Kooshin Wacays oo Maanta ku geeriyootay laguna Aasay Magaalada Berbera. Waxaanay Marxuumada ILaahay uga baryayaan in uu Naxariistii Janno ka waraabiyo, iyaga oo Guddoomiyahana Tacsidaasi si gaar ah ugu diraya. Alle Ha u Naxariisto.
Aamin aamin aamin