Gorile Jid-gooyo u galay[/caption]Sawirka waxaa qaaday Wariyeyaasha GNA, waxaannay ahayd dhacdo la yaab leh, Koox Daanyeerro ah oo Baabuur Waddada maraysa Laamiga Badhtankeeda u fadhiistay, dabaddeedna Ilbidhiqsiyo jidku u xanibnaa.
Ilaa Saddex Baabuur ayaa intii ay Laamiga ka talaabayeen Gorileyaashu isku soo gaadhay goobtan, taasoo muujinaysay dhiiranaanta Xayawaankan.