Sunday, April 6, 2014

Dhegeyso: Qaybtii 3-aad ee taxanaha Kitaabka Xusni Muslimka oo Af-soomaali ah


xusni muslimkaAkhristeyaal waxaan halkan idiinku soo gudbinaynaa qaybtii saddexaad ee Taxaneha Kitaamka Xusni Muslimka oo Afsoomaali laydiinku soo turjumay.




Kitaamkan oo ah mid  Ducooyin ah, ayaa waxa aanu todobaadyadii hore halkan idiinku soo gudbinay qaybihii 1-2,kuwaasoo sheikhu inoogaga waramay muhiimadda ay leeyihiin Ducooyinka Adkaarta oo la joogteeyaa.




Maantana waxaanu idiin soo gudbinaynaynaa qaybtii 3-aad,waxaana inoo soo jeediya Sh. Maxamed Sh. Ismaaciil.




Halkan ka dhegeyso:[audio mp3="http://www.gobanimonews.com/wp-content/uploads/Xisnul-Muslim-3.mp3"][/audio]