Sunday, April 27, 2014

Dhadhanka Cibaadada iyo Camalka suubban.dhegeyso


 



Sheekh-Mustafa1Sheikh Mustafe Ismaaciil Haaruun ayaa soo jeedinaya Muxaadiradan oo ka waramaysa dhadhanka Cibaadada iyo Acmaasha wanaagsan.



Sheikh ayaa Muxaadiradan si mug leh ugu beyaaminaya Macaanka ay Cibaaddadu u leedahay qofka Muslimka ah, siiba Rasuulka (NNKH) iyo Asxaabtii.




 




Halkan ka dhegeyso:[audio mp3="http://www.gobanimonews.com/wp-content/uploads/17-dhadhanka-cibaadada.mp3"][/audio]