Monday, April 28, 2014

Daawo:Masuuliyiinya fadhiday Shirka uu Xasan Gaafaadhi kaga Tanaasulay Musharaxnimaa Kulmiye


Xasan gaad Muuqaallo ayaanu ka helnay Shir Albaabadu u xidhnaayeen oo uu caawa Musharaxnimadii Kulmiye kaga tanaasulay Xasan Gaafaadhi.




Shirkaa waxa fadhiyay Masuuliyiin badan oo Beeshiisa kaga jira Xukumadda iyo Xisbiga Kulmiye, kuwaasoo ay ka mid yihiin Xildhibaan Cartan, Guddoomiyaha Hay’adda Qandaraasyada Qaranka iyo xubno kale.




Maxamed Kaahin Axmed oo uu Kursigiisa u sharaxnaa ayaa isaguna Shirkaasi fadhiyay.




Shirku wuxuu ka dhacay Hudheelka Ambasador.




Daawo Sawirrada:Xasan Gaafaadhi Xasanj