Abdi oo ah ruux shukaansi badan dhanka hablaha balse bulshda dheexdiisa ka ah sheekh .. Muumin calashaan aan hablaha afka juuq uga odhan ,, ayaa habeen habeenada ka mid ah waxaa soo racday Gabadh,, waa la socday masaajid agtii ayaa la is tagay waa dhinicisa danbee,, wuxuu iska haasawaba.... ha ku soo baxaan Culimadii xafada daganayd, wiilkii oo dhinac ka naxsan dhana markiba difaac galay ileen Nin gabadhi la socoto looma taag heelo, sheeekhyadii kute waaryahe manad hebel ahayn maxa meesha ku dhigay oo aad inanatana bananka ula istagtay.. abdi oo xamasyan ayaa odayashii faraha ku soo tagay .. kute inanatu nin ayay la socotaye ma libaax ayaa sitaa .waar ka sidayaa oo idinku dhaxanta ka hoyda.... culimadii way yabeen iyaga oo yaban ayay ku yidhadeen waa inoo bari hadanan abahaa ka dacwaynin ... Abdi abihii waa oday aad u dabeecad adag wana culimada reerka wiilkiisa oo falkaas ku kacayaa uma dulqadan karo ... dhanka kale Abdi iyo Aabihii aad ayay sxbo u yidhiin ..... ileeen uu is ogayahay in Aabihii loo imanayo bari duhurkee.. saladii intuu kalahay ayay odaygii si raaceen,, Kulaha eeya aabo sheekh hebeel wuu washay ,, baryhaas ma fayooba ,, o aabo maxa ku dhacay ,, Kulaha aabo xataa adiga ayuu haduu meelahaas kaga soo hor baxo ku odhanyaa ala hebel habeen hore gabadh ayuu la tagnaa ,, waar maxaa halkaas ku dhigaay ayuunbuuu kugu salamaya .... odyagii yaab oo aabo sxbkay wuu ka dhigaye .... haa waliba balwda ayuu si xun u cunaa qaadka ayaa wax walaya aabao ahahahahhaa ..... odyagii oo cabaysayn ayuu malin malaha ka mid ah oo salad jumco ah ku soo baxay shekhee , wiilki iyo aabihii oo isla socda .. Kulaha waar sxb haben dhaweed sawnigiii arkay wiilkaga Abdi yare oo Naag dariiqa la tagaan ... odaygii intuu ilabay sheekadii waalida ee uu wiilkisu hore uga sheekeyey ayuu si xun u eegay wiilkisa waar ma runbaa waxaas laga sheegayo......wiilkisii ayaaa hoos ugu yidhi aabo waa halkii aanku shegay odaygii o naxasan ayaa sheekhii ugu jawabay ,, waar ma waalidii ayaad saka wiilkaygiina ula timid looolz ................ Ilahay Amarkiis sheekhii wuu yabay sxbkiina halkii ayuu kaga cadhooday Abdi aabihina sidii ayuu uga baqadaa in uu isagana ku yidhaa waar hebelow sawdigii shalay gabadh la tagana wuxuu yidhi aaabo maxan ula saaxiibi saw anigana i odhan maayo sidas oo kale.
Qore: Ilham Xasan Cali