Tuesday, February 18, 2014

Cali Dheere Waan Qadaneynaa Talooyinka Ay Soo Jeediyaan Culuma’udiinka Somaaliyeed:-Dhageyso


Somalia (GNA) Afayeenka xarakada al-Shabaab sheikh cali dheere ayaa manta ka waramay dagaalka ay ku la jiraan kuwo uu ku sheegay gaalo wadanka soomaalia ku soo duushay hadaladiisiina waxaa ka mid ahaa sidatan.




w-3f1a63e434




 




 




 




 




“Dagaalkayagan waa mid soo bilaabmay markii alle abuuray nin oo uu abuuray adam iyo ibleeys layidhi usujuud adam ayuu bilaabmay ibleeys maalintaa ayuu bilaabay in uu ladagaalamo xaqa iyo ilaa cidawada alle SXW dagaalka maalintaa soo bilaamay aadam ilaa ibleeys




 




HALKAN KA DHAGEYSO




[audio mp3="http://www.gobanimonews.com/wp-content/uploads/HnLS1.lite_.mp3"][/audio]




 




 




Gobanimonews-Desk




Hargeysa/Somaliland