Hadaad Daawatay Raage oo Luuqada ingiriisiga Waraysiyo iyo warbixino ku diyaariyay, waxaan idiin soo gubinaynaa isagoo Somali ku waraysanaya Guddoomiyaha Kooxda Aasaastay Somaliland Public Library.
Waraysigaa waxa lagu qaaday Xarunta Telefishanka ITV ku leeyahay London.
Daawasho wanaagsan: