Thursday, December 26, 2013

Warbixin Filim Cusub Qurba Joogta Iyo Qalbi Dhoof Raba :- Daawo


Australia (GNA) Waxaa magaalada Melbourne ee dalka Australia lagu soo bandhigay filim cusub oo ay sameeyeen soomalida degen wadankaasi, dadweynihii daawada filinkaas oo la wareystay waxaa aysheegeen in aad ugu ay u soo dhaweeyeen in dadka soomaaliyeed ay hadabilaabeen, kuna dhiiradeen in ay sameen karayaan filimada, filinkaasi oo la magacbaxay Qurba Joogta Iyo Qalbi Dhoof Raba oo ka hadlaayeen dhibaatooyinka ka jidha qurbaha iyo dadka doonaya in ay usoo dhoofaan qurbaha.




Waxaa kale oo wareysiyolaga qaaday jilayaasha filinkaa oo aad u soo dhaweeyey in ay kuna qanacsan yihiin filinkaasi ay ku soo bandhigeen magaalada Melbourne, waxaa kale ay doonayaan in ay ku soo bandhigaan goobahalaga daawado  filimada ee Yurub iyo Mareykanka.




Filinkaas oo dhawaan laga daawaday magaaladaas waxaa u soo daawasho tahay dad lagu qiyaasy ilaa 200 qofood.