Friday, December 27, 2013

Hooyo Soomaaliyeed oo Baafinaysa Shan Qof oo ay Walaalo yihiin oo ka lumay


Hooyo Siciido Axmed Cali oo degan magaalada Rotterdam ee waddanka Holland waxey baafineysaa Mustafa Axmed Cali oo ay ugu war dambeysay sanadkii 2000 xilligaasoo ay wada joogeen dalka Sacuudiga, waxaana ay Hooyo Siciido sheegay in Mustafa aysan nolol & geeri midna ku ogeyn.




Hooyo Siciido Axmed Cali waxey kaloo baafineysaa




Cali Axmed Cali




Maxéd Axmed Cali




Fadumo Axmed Cali




Salaax Axmed Cali & Najma Axmed Cali oo iyagana ay ugu war dambeysay 1991-dii iyaga oo ku sugan Muqdisho, Soomaaliya.




Hooyo Siciido waxey ka codsaneysaa cid kasta oo meel ku og in ay kala soo xiriirto taleefankan




 +31-685154017