
Sambuuro(GNA)-Madaxwayna dalka kenya Uhuru kenyatta ayaa markii ugu horeysay la arkey isago ku labisan dharka ciidamada militariga tan iyo markii madaxtinimada loo doortay.
baraha internetka ee bulshadu ku kulanto ayaa waxa maanta agasimaha dhanka warbahinta u qabilsan madaxwayne uhuru kenyatt uu soo dhigay madaxwaynaha oo xidhan dharka ciidamada militariga ah ee dalka Kenya.
madaxwaynaha ayaa xiliga uu xirtay dirayska, waxa uu furayey xero cusub oo ay ciidamada militariga kenya ku yeelan doonan magalada Sambuuro.

Madaxwayne uhuru kenyatta ayaa sido kale ah abaanduulah ciidamada qalabka sida ee dalka Kenya, hase ahaatee waa markii ugu horeysay ee la arko madaxwayne kenya oo ku labisan dharka ciidamada militariga ah tan iyo intii loo dortay 
xilka
madaxwayno nimada dalka kenya.
Abdirahmaan buurdhaab
Gobanimonews Nairobi
Email: buurdhaab4@gmail.com