Monday, September 22, 2014

Habacsanida Shacabka Burco iyo Hadimooyinka Shirkada Laydhka HECO

Waxa ino socday qormo aynu kaga hadlaynay shirkada HECO oo ahaa Arxandarada ayku hayso shacabka ku gobalka togdheer gaar ahan degmada burco hada waxay maraysa inlayidhahdo soo kaxayista damiin laydhka markad xidhanayisid taasina waa gumaysi cadaana oo aan loo dulqadan karin in lagu xidho qofka guray guriga oo layidhahdo nooken waxanu ku lahain lacage.

Mawax loo adkaista taasi waxan ku boorinaya inay shacbuku indha gaara uyeeshan dadcunimada HECO oo ayla shaqeyan cidkasta oo keenta layidh waxa kale oo ah waxa lala yaabo madawga magalada oo ayna dankalahayin lacagta kaqado mooye waxa ladamiyay xabad xabadi bixi jirtay waxa kale laga shega been shaqalaha oo layidhahda waxa nooshaqeya 20 tan iyo 10 ban tanbareriya waxan ugu baaqaya wasarada shaqada iyo shaqalaha inay hoos udaydo heco waxa jooga shaqale gadhaya 300 00 qof waxa waxa losamaynaya waxayna sinin xaqoda shaqalaha cashurta ayay yidhahdan waanu dabara hadaba wasarada hawsha leh waxan ushegaya inay sofara galiso arinka oo ukaga baaqdo dhaqale badani.

Lasoco qeybta kale dhawaan.

By: Abdi Sugaal Jibriil

Tell: 063 4431833