Wednesday, September 24, 2014

Tacsi tiiraanyo leh

tacsiCabdi Cali Siciid oo kala ah Aabo Cabdi Cali Siciid, Hooyo Faadumo Xirsi Ducaale, Cabdilaahi Cabdi Cali, Saleban Cabdi Cali. Deeq Cabdi Cali, Sahra Cabdi Cali, Nimco Cabdi Cali, Hodan Cabdi Cali, Khadra Cabdi Cali, Suleekha Cabdi Cali, Saynab Cabdi, Xaliimo Cabdi Cali, Xasan Cabdi Cali.

Reer Xaaji Axmed Ducaale, dhamaan Ilma Saleeban Ducaale iyo  dhamaan reer Xirsi Ducaale oo kala ah Gaashaanle Sare Cabdi Xirsi Ducaale, Xaaskiisa iyo Carruurtiisa, Cismaan Xirsi Ducaale iyo Xaaskiisa iyo Caruurtiisa, Maxamuud Xirsi Ducaale, Xaaskiisa iyo Caruurtiisa, Dr. Maxamed Xirsi Ducaale, Xaaskiisa, Carruurtiisa iyo ubadka ay sii dhaleen caruurtiisa iyo xaasaskooda, Xiis Xirsi ducaale, Canab Xirsi Ducaale iyo caruurteeda.

Qoyska reer Jaamac Aadan, oo kala ah Awmaxamed Jaamac Aadan , xaaskiisa iyo Caruurtiisa, iyo waxay sii dhaleen , Ilma Maxamuud Jaamac Aadan iyo carruurtooda, Ilma Yuusuf Jaamac Aadan iyo  qoyska reer Ducaale Muuse iyo reer Jaamac Aadan  oo aan halka lagu soo koobi karayni rag iyo dumar.

Jaamac Ibraahim, Ismaaciil Ibraahim, khaliif Ibraahim ali iyo Aamina Ibraahim, Sahra ibaarim, Sabaad Ibraahim, Rooda Ibraahim iyo Ilma Sahal Cali oo kala ah: Saado Sahal Cali, Aadan Sahal Cali, Cali Sahal Cali, Xirsi Sahal Cali iyo Maxamed Ibraahim Cali.

Maxamed maxamuud joofay deeq maxamuud joofay xasan maxamuud joofay xaliimo maxamuud joofay amino maxamuud joofay iyo aw-laadooda iyo dhaaman Dadka kale ee kor ku xusan oo kala jooga Dalka gudihiisa iyo dibadiisu  waxay Tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Ehelkii, Qaraabada iyo qoyska  ay ay ka Geeriyootay Marxuumad Xabiiba Jaamac Aadan oo xalay ku Geeriyootay Magaalada Hargeysa. Laguna aasayy

. Waxaanay Marxuumadda Ilaahay uga baryayaan inuu Janatul Fardowsa ka waraabiyo, Iilkana u nuuro, ,qoyskii iyo qaraabadii ay ka baxdayna uu Samir iyo Iimaan Saadiq ah ka siiyo.

INAA LILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJUCUUN.