Thursday, September 25, 2014

FAALO KOOBAN O KU SAABSAN GOAAN IYO TALO MAROORSIGA LABADA GUDOOMIYE WA UCID MUDANE FAYSAL CALI WARABE IYO WADANI MUDANE CABDIRAHMAN CIRO.

ANIGU WAXBA KALAMA SOCDO ARINKAAS SIDA AW SHACABKU UGU DAWAKHAYNA WAAN UGU DAWAKHAY
UGU HORAYN WAXA SHARAF IYO KARAAMO MUDAN UMADA REER SOMALILAND E HIR GALIYAY DAWLADNIMO IYO NIDAAM KALA DANBAYN KU SALAYSAN TAAS O AYNU KU NABAD IYO CAANO MAALNAY












WAXA HABOON IN WADA TASHI U GAAR AH AW YEESHO XUSBI AMA URUR KASTAABA WAXA WAAJIB AH IN AAN LA KALA HORAYN OON LA KALA SOCON EE LA WADA SOCDO ARIN WALO YIMAADANA LAGA WADA TASHADO O GO'AAN LAGA MIDAYSANYAY O AY KU WADA GANACSANYIIN DHAMAAN MUDANAYASHA XUSBIGU  IN LA WADA GAADHO


WAAD LA SOCOTEEN GO'AANKI AY

XUKUUMADU KU GAADHAY DIWAAN GALINTA MADANIGA AH .DIWAAN GALINTU WA SHAY MUQADAS AH WADANA HADAANU LAHAYN DIWAAN GALIN WADAN MAAHA WAANA TALAABO AAD U WANAAGSAN OO ANIGU DHANKAAN KA ISTAAGAY WA DHAN WANAAGSAN IYO SO DHAWAYN WAYN 



WAXA DHACDAY INAY LABADA XUSBI HOR JOOGSADEEN IYAGOO KU DOOODAYA ARIN AY MADAXWAYNAHA KALA SAXEEXDEEN O AY XUKUUMADU KA BAXDAY OK WAY WANAGSANTAHAY TAASINA HADI HESHIIS LA GALO IN LAGU DHAQMO WA DARUURI .


WAXA KALE OO DHACDAY IN LA ISKA WADA ARKAY LABADA XISBI MUCAARID O ISKU DUUBAN IYO XUKUUMADU OK .HESHIIS AYA LAGA GAADHAY AYA LA YIDHI


HADABA SUAASHA MEESHA TAALA WAXA WEEYE MAXA LAGU HESHIIYAY ?


SU'AASHAAS JAWAABTEEDA WAXAANU U IGMANAY O LAGA SUGAAYAY LABADA XUSBI MUCAARID MIDNA INTUU DADKA SO HOR ISTAAGAY AMA SHIR JARAAID AW QABTAY MUU ODHAN ARINKAAS IYO ARINKAAS AYA LA ISKU HAYAY ARINKAASNA WAANU KU SO HESHIINAY SIDA AWGEED AYAANU KU OGLAANAY INAY DIWAAN GALINTA MADANIGA AHI QABSOONTO


MAY DHICIN


ARINKAASINA MAAHA MID LAGA AQBALAAYO LABADA  XUSBI MAD MADAW BADANINA WU KU JIRAA NIN CADEEYAYNA KUMA JIRO TAASI WA MID


WAXA KALE OO CUNTAMI WAYDAY IN GUDAHA XUSBIGA UCID AW ISKA DABA DHAWAAQAY O AANU U DHAMAYN TALADAN IYO HESHIISKAN TOOONA WAXAYDIN WADA OGAYDEEN IN UU MUSHARAXA MADAXWAYNAHA E XUSBIGA QARAN E UCID MUDANE JAMAAL CALI XUSEEN AW SI TOOS AH U YIDHI ANIGU WAXBA KALAMA SOCDO ARINKAAS SIDA AW SHACABKU UGU DAWAKHAYNA WAAN UGU DAWAKHAY RUNTI HALKAA WAXA KA MUUQATA IN AANAY IS OGAYN GUDOOMIYAHA XISBIGA UCID IYO MUSHARAXIISU WAXA KALE OO MUUQATA IN TALADA AY MAROORSADEEN LABADA GUDOOMIYE WA MUDANE FAYSAL IYO MUDANE CIRO EE


DHALIIL WAXAAN KU DHALIILAYA GUDOOMIYAHA XISBIGA MUCARIDKA AH EE UCID INUU KA GAABIYAY ARIN AW KU CAAN AHA O AHAYD RUN IYO DAACADNIMO LAGU YIQIIN O AW KU MILMAY MASUULIYIIN BADAN O AW ISAGUBA DHALIILI JIRAY


HADAL BADAN HAAMO LAGAMA BUUXSHO EE HADAAN QALAD IDHI HA LA I SAAMAXO WAX WALBA WAXA UGU MUDAN IS TOOSIN IYO WAX ISKU SHEEGID


WALILAAHI TAWFIIQ


YAHYA ASKAR

SAUDI AREBIA

EASTERN PROVINCE