Sunday, September 21, 2014

Somaliland: heshiis lagu beegay Maalinta Nabadda adduunka oo Madaxtooyada ka dhacay.dhegeyso

DSC_0014Xisbiyada Mucaaridka ah iyo Xukuumadda Somaliland ayaa maanta Hehiis ka gaadhay xeerka Diwaan-gelinta ee lagu muransanaa.


kulamo maalmihii u dambeeyay dhex maray Madaxweyne Siilaanyo iyo hogaamiyeyaasha saddexda Xisbi Qaranka ayaa heshiis lagaga gaadhay arrimihii loolan siyaasaddeed ka tagnaa.


Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylici iyo madaxda Saddexda Xisbi Qaran ayaa ku dhawaaqay qaraar wada jir ah oo ay ka gaadheen Diwaan-gelinta Medeniga ah iyo ta codbixiyeyaasha.


Heshiiskaasi ayaan wax badan lagaga bedelin waxyaabihii markii hore laysku khilaafsanaa.


Halkan ka dhegeyso:


[audio mp3="http://www.gobanimonews.com/wp-content/uploads/Is-Afgarad-laga-gaadhay-Diwaangelinta-Muwaadinka-iyo-Ta-Codbixiyahaba-ka-dib-kulankii-Saddexda-Xisbi-Qaran-ay-ku-yeesheen-Qasriga-Madaxtooyada-JSL-Maanta.-_-Somaliland-Nation.mp3"][/audio]