asc magacygu waa sakariye jamac muuse oo jooga dalka DRC Congo
anigoo ku hadlay afka jaaliyada reer somaliland ee ku dhaqan dallka Congo iyo Zambia waxaanu idinka codsanaynaa in aad naga gudbisaan tacsida Marxuum DR. Abdiqadir Xaaji Muuse Muruqliqe Agasimihii guud ee Cusbitalka Burco
24/09/2014
inalilahi wa inaali lahi rajucuun
Cilmi Giire Waraabe,
Mustafe Dhooma Gaab
C/rashiid Rashiid Jicsin
AXmed Rooraaye
Abdirahmaan ISmaciil
Omar Muxumad Adan
Saleebaan Jicsin
Khadar BAr Baraawi
Cabdilkadir Ismail Cagaf
Cali JAmac
MAxamed Abdi Qawdhan
Siciid YUusuf Cawaale
Maxamed Adan Cabdi
Sakariye Jamac Muuse
dhamaan jaliyada somalida ee ku dhahqan dalalka Zambia iyo Congo waxay si wada jir ah shacabka reer somaliland gaar ahaan reer Burco uga tacsiyadaynayaan Geeriidii ku timid ala ha u naxariistee Agaasimihi guud ee Cusbitalka Burco waxayna ilahay uga baryayaan in ilahay janatul fardawsa ka waraabiyo ehelkii iyo shacabka reer somaliland ee u ka baxayna samir iyo iimaan ka siiyo inalilahi wa inalilahi rajucuun