Tuesday, March 4, 2014

Tacsi: Marxuum, Abwaan Wardi Keyse Cali‏


Abwaan Cabdirisaaq Cismaan Xaaji Yuusuf (Firdhiye), Siciid Maxamuud Gahayr, Mustafe Axmed Keyse, Abwaan Maxamed Aw Cali Cartan Hal-deeq, Khadar Maxamed Faarax Rooble, Abwaan Mubaarig Cumar Axmed (Mubaarig Caad) Axmed-Yaasiin C/Raxmaan Axmed, Mustafe Xuseen Daahir (Plaza), C/Raxmaan Cismaan Cumar (Xaaji), Abwaan Siciid Siciid Ibraahin Dool (Gurey), Abwaan C/Kariin Muxumed Xiiray (Sandheere iyo dhammaan bahda Maroodi-jeex Secondary School waxa ay tacsi u dirayaan qoyska iyo qaraabada ay ka baxday hooyo Qadiija Maxamuud  oo ku geeriyootay Hargeysa. Waxa aannu dhambaal tiiraanyo ah gaadhsiinaynaa qoyska, qaraabada iyo ehelada Marxuum Abwaan Wardi Keyse Cali oo ku geeriyooday dalka Liibiya. 








 



Waxa ay leennahay Eebbe ha u naxariisto marxuumka, qoyska, qaraabada iyo ehelada uu ka baxayna  Alle samir iyo iimaan ha ka siiyo..  Aamiin