Wednesday, March 26, 2014

Ayax Mar kale ku degay Boorama iyo Badhasaabka gobolka oo baaq ka diray.Daawo


Boorama-(GNA)-Daawo Ayax Maanta Mar kale Ku Soo Laabtay Magaalada Boorama Oo Gabi Ahaanba Hawada Qariyay kaasi oo sida ay sheegeen beeralayduna dhibaato u gaystay dalagoodii. Iyo Badhasaabka Gobolka Oo Baaq ka diray




Gobanimo news




Mustafe caraale




Borama-office




http://youtu.be/FgDG_fygGAc