Thursday, March 27, 2014

Real Madrid Oo Mar Labaad Jirjircadka U Dhacday Rajadii Horyaalkuna Mugdi ka Galay


kooxda Real Madrid ayaa u soo dhacday kaalinta 3aad iyagoo leh 7o dhibcood, waxaana ay kaalinta labaad u waayeen kooxdii ka badisay isbuucaan ee Barcelona kuwaasoo iyagana isla caawa guul ka gaaray Celta Vigo.Real Madrid ayaa guuldarro 2-1 ay ka soo gaartay Sevilla oo marti loo ahaa, iyadoo Sevilla ay guushaas uga mahadcelineysa xiddigeeda weerarka Carlos Bacca.Tababare Carlo Ancelotti ayaa labo bedel ku sameeyay line-upkiisii ugu danbeysay iyadoo ay ganaax kaga maqnaayeen Sergio Ramos iyo Angel Di Maria waxaana bedelay Varane iyo Illaramendi.Real Madrid ayaana ciyaarta si carcar leh ku bilaabatay iyadoo Benzema uu dhowr fursadood helay halka Bale uu isna fursadii ugu horeysay ee ciyaarta helay, laakiin waxa ay ku qaadatay ilaa daqiiqadii 14aad inay hogaanka u qabtaan ciyaarta.Xiddigooda Cristiano Ronaldo ayaana ahaa xiddigii hogaanka u dhiibay ka dib markii laad xor ah uu tuuray ay ku dhacday Bacca taasoo keentay in goolhaye Beto uu dhan qaldan aado islamarkaana ay kubada si habsami leh shabaqa u gasho. Waana goolkii 27aad ee uu Ronaldo ka dhaliyo La Liga xilli ciyaareedkan.Afar daqiiqadood ka dib Sevilla ayaa jawaab ka bixisay goolkaas iyagoo helay goolka barbaraha ka dib kubad counter-attack ah oo ay qaadeen, iyadoo Becca uu dhamesytiray kubad uu u soo dhigay Reyes.Goolhaye Beto ayaana fursad halis aheyd ka badbaadiyay Ronaldo daqiiqadii 39aad, ka hor inta uusan seddex daqiiqo ka dib fursad kale oo halis aheyd ka badbaadinin Gareth Bale.Dhamaadkii qeybta hore Sevilla ayaa lagu qasbay inay kubad ka badbaadiso xariiqda goosha iyadoo kubad uu goolka ku tuuray Ronaldo ay ku dhacday birta hoose ka hor inta aysan dulmarin xariiqda goosha laakiin ma jirin cid Madrid ah oo shabaqa ku taaban kartay waxaana kubada halkaas ka soo bixiyay Pareja.Dhanka kale kooxda Real Madrid ayaa u soo dhacday kaalinta 3aad iyagoo leh 7o dhibcood, waxaana ay kaalinta labaad u waayeen kooxdii ka badisay isbuucaan ee Barcelona kuwaasoo iyagana isla caawa guul ka gaaray Celta Vigo.Real Madrid ayaa guuldarro 2-1 ay ka soo gaartay Sevilla oo marti loo ahaa, iyadoo Sevilla ay guushaas uga mahadcelineysa xiddigeeda weerarka Carlos Bacca.Tababare Carlo Ancelotti ayaa labo bedel ku sameeyay line-upkiisii ugu danbeysay iyadoo ay ganaax kaga maqnaayeen Sergio Ramos iyo Angel Di Maria waxaana bedelay Varane iyo Illaramendi.Real Madrid ayaana ciyaarta si carcar leh ku bilaabatay iyadoo Benzema uu dhowr fursadood helay halka Bale uu isna fursadii ugu horeysay ee ciyaarta helay, laakiin waxa ay ku qaadatay ilaa daqiiqadii 14aad inay hogaanka u qabtaan ciyaarta.Xiddigooda Cristiano Ronaldo ayaana ahaa xiddigii hogaanka u dhiibay ka dib markii laad xor ah uu tuuray ay ku dhacday Bacca taasoo keentay in goolhaye Beto uu dhan qaldan aado islamarkaana ay kubada si habsami leh shabaqa u gasho. Waana goolkii 27aad ee uu Ronaldo ka dhaliyo La Liga xilli ciyaareedkan.Afar daqiiqadood ka dib Sevilla ayaa jawaab ka bixisay goolkaas iyagoo helay goolka barbaraha ka dib kubad counter-attack ah oo ay qaadeen, iyadoo Becca uu dhamesytiray kubad uu u soo dhigay Reyes Goolhaye Beto ayaana fursad halis aheyd ka badbaadiyay Ronaldo daqiiqadii 39aad, ka hor inta uusan seddex daqiiqo ka dib fursad kale oo halis aheyd ka badbaadinin Gareth Bale.Dhamaadkii qeybta hore Sevilla ayaa lagu qasbay inay kubad ka badbaadiso xariiqda goosha iyadoo kubad uu goolka