Sunday, March 30, 2014

Dhegeyso: Muxaadiro ka waramaysa Adduunyada iyo Acmaasha Islaamka laga rabo


sheekh-dirirHoos ka dhegeyso Muxaadiro aad u qiimo badan oo ku saabsan Adduunyada iyo Macnaha loo abuuray iyo waajibaadka qofka looga baahanyahay inuu ku camal falo inta uu adduunyada ku suganyahay.




Muxaadiradan oo ka mid ah Muxaadirooyin taxane ah oo aanu todobaad kasta idiin soo gudbin doono, qaybtii koowaad oo ku saabsanayd Salaaddana aanu Jimcihii todobaadkii hore idiin soo gudbinay, waxa soo jeedinaya Sheikh Maxamed Cumar Dirin Alle xasanaad waafiya haka siiyee.




 




Hadaba halkan ka dhegeyso Muxaadirada Adduunyada ka warmaysa iyo Sh. Maxamed Cumar Dirir:[audio mp3="http://www.gobanimonews.com/wp-content/uploads/001-aduunyada.mp3"][/audio]