Thursday, March 27, 2014

Line-upka Rasmiga Ee Kulanka Barcelona v Celta Vigo.


BarcelonaVsCeltaDeVigoTababare Tata Martino ayaa daafac midig ka ciyaarsiinaya kulanka caawa Adriano iyadoo Bartra iyo Mascherano ay daafac dhexe ka ciyaarayaan halka Song isna fursad laga siiyay khadka dhexe isagoo ka garab ciyaaraya Iniesta iyo Fabregas.




 




Waxaana ay taasi la micno tahay in Xavi, Alves iyo Busquets aysan ku soo bilaabanayenin iyadoo Xavi uusanba ku jirin kooxda ciyaareysa caawa.




 




Barcelona: Valdés, Adriano, Bartra, Mascherano, Alba, Song, Iniesta, Cesc, Alexis, Messi. Neymar.




 




Keyd: Pinto, Alves, Pique, Busquets, Sergi Roberto, Pedro, Tello.




 




Celta Vigo: Yoel, Hugo Mallo, Jonny, Aurtenextxe, Cabral, Fontàs, Madinda, Alex Lopez,. Augusto, Orellana, Santi Mina