Sunday, March 30, 2014

Dhegeyso:Taxanaha Tafsiirka Kitaabka Xusni Muslimka oo Af-soomaali ah.Q2aad


xusni muslimkaAkhristeyaal waxaan halkan idiinku soo gudbinaynaa qaybtii labaad ee Taxaneha Kitaamka Xusni Muslimka oo Afsoomaali laydiinku soo turjumay.




Kitaamkan oo ah mid  Ducooyin ah, ayaa waxa aanu todobaadkii hore idiin soo gudbinay qaybtii koowaad, qaybtaasoo sheikhu inoogaga waramay muhiimadda ay leeyihiin Ducooyinka Adkaarta oo la joogteeyaa.




 




Habada dhegeyso qaybtii labaad ee Kitaabka Xusni Muslim ama Dhufeysyada Islaamka, Waxaana  soo jeedinaya Sh. Maxamed Sh. Ismaaciil:-[audio mp3="http://www.gobanimonews.com/wp-content/uploads/Xisnul-Muslim-2.mp3"][/audio]