Borama(GNA) Xoghaya dawlada hoose ee degmada borama Xasan Yuusuf Riirash oo maanta xafiiskiisa shirjaraa’id ku qabtay ayaa shacbiga u soo jeediyay inay ka qayb qaataan horumarinta Magaaladda, iskana bixiyaan cashuurta.
Xoghayaha ayaa sidoo kale tilmaamay in hawlaha dawladda hoose si wanaagsan u socdaan:
Halkan ka dhegeyso:[video width="300" height="240" flv="http://www.gobanimonews.com/wp-content/uploads/Gobanimo-news.-xoghayah-dowlada-hoose-ee-degmada-borama.flv"][/video]