Hargeisa-(GNA)-Gudoomiyaha golaha wakiilada Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro ayaa ogolaadey codsi Golaha Guurtidu (Gudiga dhexdhexaadinta khilaafka ka dhex oogan Golaha wakiilada) u soo gudbiyay.

Gudoomiyaha wakiilada ayaa qoraal rasmiya oo uu soo saarey ku wargeliyey xildhibaanada Golaha wakiilada in dib loo dhigay fadhigii golaha ilaa maalinta Salaasada 25-ka feb.2014ka.
Qoraalkii gudoomiye Cirro soo saarey oo dhamaystiran ayaa u dhignaa sidan:-

Codsigii Golaha Guurtida

Qarannews
