Tuesday, December 10, 2013

Wariye Sagax: Madaxweyne Waari mayside war hakaa hadho”Dhegeyso


Hargeysa(GNA)-Wariye Maxamed Ibraahim sagax, ayaa Madaxweyne Siilaanyo Fariin nasteex u ah u diray, mar uu warbaahinta kula hadlay magaalada hargeysa.




Wariyeyahan oo ka hawl-gala Wargeyska Haatuf, ayaa sheegay in Madaxweyne Siilaanyo qaaday dariiqii hogaamin xumaanta, loogana baahanyahay inuu ku soo laabto Dariiqa hogaamiyaha wanaagsan.




“Madaxweyne Waari mayside war ha kaahadho, oo magac xumo haku dhiman”ayuu yidhi wariye Sagax.




Halkan ka dhegeyso:[audio mp3="http://www.gobanimonews.com/wp-content/uploads/Sagax.mp3"][/audio]