Tuesday, December 10, 2013

Hambalyo Meher


Hambalyo Meher Oo Ku Socda Boqor Cabdicasiis Faarax Cali Iyo Boqorada Nimco Maxamed Nuurc Oo Maanta Meherkoodu Ka Dhacay Magaalada Burco




Gaar Ahaan Hotel Deero Waxanu Leenahay Noqda Labadii Isku Waara Ee Ubad kheyr Qaba Kale Hala Aaamin Aaamin




Aabe Ahmed Faarah Maxamed (Gorod)




Hooyo Ardo Dhinbiil Aadaan




Hooyo Maryan




Mohamed Ahmed Faarax Iyo Xaaskiisa Iyo Inantiisa




Xayaad Ahmed Faarax




Xamse Ahmed Faarax




Mustafe Axmed faarax




Sakariye Ahmed Faarax




Samiira Ahmed Faarax




Salma Ahmed Faarax




Saamiya Ahmed Faarax




 




Dhamaan Reer Gorod Xaaji Faarax Oo Ku Kala Sugan Daafaha Dunida Waxay Reerka Cusub Ugu Ducaynayaan Ducadii Rasuulkeena Swsc BAARAKALAAHU LAKUMA WA BAARAKA CALAYKUMA WA JAMACA BAYNAKUMA BUL KHEYR AW FIL KHEYR Aaaamin Aaamin